magaalo kastaaba waxa ay u baahantahay waxyaabo aasaas u ah nolosha iyo hor umarka bulsho waxaanay kala yihiin.
1) waxbarasho tayo leh.
2) caafimaad bilaash ah.
3) laydh iyo biyo
4) wadooyin iyo xarumo bulsho oo dhisan.
fadlan ka dhiibo ra'yigaaga sidii aynu u hor umarin laheyn arimahaas kor ku qoran iyo weliba waxyaabaha kale ee loo baahanyahay balse aan kor lagu xusin.
waa arin fiican, balse anigu shakhsi ahaan waxaan aaminsanahay in waxyaabaas oo dhan si fudud loo gaadhi karo iyo dhamaaan bulshada si guud loola kaashado gaar ahaana dadka aqoonyahanada ah oo iyagu si fudud u keeni kara fikrado kala duwan oo lagu gaadhi karo.
ReplyDeletebulshadu waxyaabaha ay ku hor umari karto waxaa ugu weyn is fahan iyo wada shaqeyn hadii la waayo waxba ma suurtoobaan sidaa awgeed shacabka reer burco waxaa haboon gaar ahaan dadka aqoonta leh in ay si wada jir ah ugu hawl galaan waxyaabahaas
ReplyDeletemidba marna ay muhimada siiyaan iyadoo ugu horeyn laa eegayo waxbarashada iyo caafimaadka ka dibna si fudud loo gaadhi karo kuwa kale.
nololsha bi,inidamku waxay ka hormarta waa taclinta oo ay ku gadhan yoolkooda koobad iyo cafimaadka oo aan laaantii nololi surto geli karan taasna waxaa lagu gadhi kara iyaadoo gamcaha is qabsaata oo meel u wada jeeda waxaanu uu malayinaya in uu noo hor seedi doono sahal youth organisation in uu nagu hago sidii looga midha dhlin lahaa in laa helo nolol sha asaasiga aha ee aynaan ka marmi karin anigoo ku boorinayaa dhaman bilshada somaliland in ay ku tgeeran fekerka cusub ee sahal oo aan uu arko horumarkii loo bahanaa ilahay ba mahad leh
ReplyDelete